Odayaal Dhaqmeed Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Hey’adda Hormuud (Daawo Sawirada)

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ahaa mid ay shirkadda Hormuud uga mahad celinayeen wax qabadka iyo taakuleynta ay siiso dadka dan yarta ah ee ku nool Gudaha Somalia. Kulankan oo ka qabsoomay Muqdisho aya waxaa ka soo qeyb galay Haldoorka Odayaasha dhaqanka Somaliyeed, Culimaa’uddiinka, Qaar ka mid ah … Continue reading Odayaal Dhaqmeed Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Hey’adda Hormuud (Daawo Sawirada)